4 BUUG
4 BUUG
Waa 4ta buug ay qoreen Abubakar Mohammed iyo Omar Mohammed oo kala ah:
1. Hooyo Macaan
2. Ku Raaxayso Noloshaada
3. Jaceyl aan dhammaad laheyn.
4. Daawada Murugada.
Couldn't load pickup availability
Share

Hooyo Macaan
Buuggan wuxuu ku dareen sin doona jeceylka Hooyo. Wuxuu kaloo kuu sheegi doona talabbooyin iyo talooyin waxtarleh oo ad ku dabaqi karto noloshada, si ad uga farxisid walidkaga. Marka aad akhriso buuggan waxa aad noqon doontaa qof marwalba baarri u ah waalidiintiisa, xitaa haddii ay geeriyoodeen sababtoo ah, baarrinimada waalidku ma dhamaato marka ay geeriyoodaan laakin wuxuu dhamaanayaa marka aad adigu geeriyootid.
Ku Raaxayso Noloshaada
Buuggan Ku Raaxayso Noloshaada, wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahan tahay in aad qaaddo, si aad u heshid raaxada nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. Waxaadna ka baran doontaa sida loo nooleeyo rejadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho! Haddii aad jeceshahay inaad marwalba faraxsanaato oo noloshaada ku qaadato farxad, waxaad heshay fursaddii ugu weynayd! Akhri buuggan oo baro halka laga helo raaxada nolosha.
Jaceyl aan dhammaad laheyn
Sida aad u xulan laheyd lammaanaha kugu haboon kadibna jaceyl joogta ah ugu noolaan laheydeen. Waxaan buuggan kugu soo koobay wax walba aad u baahan tahay si’ aad ugu noolaato dareenkaasi macaan & sida ay noloshaadda u noqon laheyd nolol deggan oo ku dhisan Jacayl, ixtiraam, kalsooni, amaano, wadajir, tanaasul iyo iskaalmeyn.
Daawada Murugada
imisa maalmood ayaa kasoo wareegay ilaa markii aad go'aansatay inaad badasho noloshaada si aad farxad ugu noolaato? hadaba waxaad heshay fursaddii ugu weyneyd, akhri buuggan oo xal u ah dhammaan murugada aad dareemeysid kuna nooloow farxad joogta ah.
Frequently asked Questions
Goormee la ii soo dirayaa buuga aan dalbaday? (Pre-order)
Dirista buuggaagta Pre-order oo saxiixan waxay bilaaban doonaan laga bilaabo 1 bisha June.
Marka laguu soo diro buuga waxaa kuusoo dhici doono emailkaaga link track-and-trace aad kala soco karto postada halka uu marayo ilaa uu kaaaga yimaado adreskaaga.
Buuga yaa ii saxiixayo?
Waxaa kuu saxiixayo qoraaga buuga Abubakar Mohammed ama Omar Mohammed. Saxiixa wuxuu soconaa kaliya maalmahan.
Paymentiga (lacag bixinta) ma ii shaqeynaayo?
Hadii uu kuu shaqeyn waayo lacag bixinta fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Halkee kala socon karaa dalabkeyga?
Marka aan soo dirno dalabkaaga, waxaad heleysaa email Link Track and trace aad kala socon kartid dalabkaaga, waxaana kusoo direynaa postada laga isticmaalo wadanka aad joogto.
Online maka dalban kari maxaan sameyaa?
Hadii aadan ka dalban karin online-ka aad u baahantahay caawitaan fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Ma celin karaa dalabkeyga? (cancellation & refund)
Dalabkaaga inta aanan la dirin kahor waad kansali kartaa (cancellation), haddaad nagala soo xiriirtid whatsappka number: +316 20373732 lakin haddii mar lasoo diro lama kansali karo mana la soo celin karo. (refund)
Su'aashaydu halkan kuma qorna. Maxaa sameyee?
Waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka: +316 20373732
I really enjoy reading it and I never get tired of it, especially the mother's book and All of the books Abuubakar
Thank you so much
Very nice Books 📚⭐⭐⭐⭐⭐
Waad mahdsan tihiin said qurxa badan aadi igu soo dirtan iyo hadiyada qurxa badan
Mchll illhy aqliga iyo cafimad haadin baarakeyo dhaaman inta 4 buug qortay waayo aad ayaay faaido bulshada ugu leeyihin mahadsantihin
Books
-
La Haddal Allaah + Jaceyl aan dhammaad laheyn + Hooyo Macaan
Regular price €30,00 EURRegular priceUnit price / perSale price €30,00 EURSold out -
Sold outHooyo Macaan
Regular price €14,95 EURRegular priceUnit price / perSale price €14,95 EURSold out -
Sold outJacely aan dhamaad laheyn
Regular price €14,95 EURRegular priceUnit price / per€0,00 EURSale price €14,95 EURSold out