La Haddal Allaah + Jaceyl aan dhammaad laheyn + Hooyo Macaan
La Haddal Allaah + Jaceyl aan dhammaad laheyn + Hooyo Macaan
Couldn't load pickup availability
Buuggani waxa aad ka baran doontaa ducooyin qurxinaya noloshaada.
Ducooyin kuu sahlaya in aad la hadasho Allah marka uu codkaaga daciifo.
Ducooyin kuu ifinaya marka noloshaadu mugdi gasho.
Ducooyin kaa qaadaya culays, kaa dhowraya xumaan.
Ducooyin ku baraya in mar walba la hadalka Allah uu yahay fursad oo
aad allah kugu fududeynayo amuurahaaga.
Sidoo kale Waxaad ka baran doontaa:
● Sida ay ducada u noqon karto furaha isbeddelka noloshaada.
● Waqtiyada iyo xaaladaha ducada la aqbalo.
● Qisooyinka nebiyada iyo sida ducadooda ay ugu noqdeen iftiin.
● Ducooyin kooban, laakiin leh micno weyn oo barakaynaya noloshaada.
● Sida aad naftaada ugu mac’macaansan laheyd la haddalka Allah.
Share

Frequently asked Questions
Goormee la ii soo dirayaa buuga aan dalbaday? (Pre-order)
Dirista buuggaagta Pre-order oo saxiixan waxay bilaaban doonaan laga bilaabo 20ka bisha may. Marka laguu soo diro buuga waxaa kuusoo dhici doono emailkaaga link track-and-trace aad kala soco karto postada halka uu marayo ilaa uu kaaaga yimaado adreskaaga.
Buuga yaa ii saxiixayo?
Waxaa kuu saxiixayo qoraaga buuga Abubakar Mohammed ama Omar Mohammed. Saxiixa wuxuu soconaa kaliya maalmahan.
Paymentiga (lacag bixinta) ma ii shaqeynaayo?
Hadii uu kuu shaqeyn waayo lacag bixinta fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Online maka dalban kari maxaan sameyaa?
Hadii aadan ka dalban karin online-ka aad u baahantahay caawitaan fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Halkee kala socon karaa dalabkeyga?
Marka aan soo dirno dalabkaaga, waxaad heleysaa email Link Track and trace aad kala socon kartid dalabkaaga, waxaana kusoo direynaa postada laga isticmaalo wadanka aad joogto.
Ma celin karaa dalabkeyga? (cancellation & refund)
Dalabkaaga inta aanan la dirin kahor waad kansali kartaa (cancellation), haddaad nagala soo xiriirtid whatsappka number: +316 20373732 lakin haddii mar lasoo diro lama kansali karo mana la soo celin karo. (refund)
Su'aashaydu halkan kuma qorna. Maxaa sameyee?
Waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka: +316 20373732
Maasha Allaah
Boek gakata aad ayaan igu waa 3 boek kal dhicin qalbiga ku qaboojin naayo waxan dadka ugu baaqai la haa in ee kawar doonan faaidad boek yasha insha allha waad mahadsan ta haye Sheekh Abubakar Mohamed iyo Sheekh Omar Mohamed waxan ku farax san na haye in aan ka helye hadiyad ciida thanks 🙏
Heel goed en bedankt
1000000
I love ur books thank you
Books
-
La Haddal Allaah + Jaceyl aan dhammaad laheyn + Hooyo Macaan
Regular price €30,00 EURRegular priceUnit price / perSale price €30,00 EURSold out -
Sold outHooyo Macaan
Regular price €14,95 EURRegular priceUnit price / perSale price €14,95 EURSold out -
Sold outJacely aan dhamaad laheyn
Regular price €14,95 EURRegular priceUnit price / per€0,00 EURSale price €14,95 EURSold out