Daawada murugada
Daawada murugada
Couldn't load pickup availability
Buuggan wuxuu dhab ahaan kaa caawin doonnaa talaabo kasta oo aad u baahantahay inaad qaado, si aad oga baxdid dhamaan murugada iyo dhibaatooyinka aad dareemeysid, waxaadna ka heli doontaa dhiirigalin aad u badan oo aad ku dareemi doontid farxad. waxaad ka heli doontaa Awood aad kusii wadato, waxwalba marka ay kuugu adkaadaan. Buuggan kuuma sheegi doono oo Kaliya sida looga boxo Murugada, balse wuxuu kuu sheegi doonaa talaabooyin (practical) ah iyo talooyin waxtar leh oo aad ku dabaqi karto noloshaada.
Buugga oo dhameystiran: Waa: 135 Page
Share

Frequently asked Questions
Goormee la ii soo dirayaa buuga aan dalbaday? (Pre-order)
Dirista buuggaagta Pre-order oo saxiixan waxay bilaaban doonaan laga bilaabo 20ka bisha may. Marka laguu soo diro buuga waxaa kuusoo dhici doono emailkaaga link track-and-trace aad kala soco karto postada halka uu marayo ilaa uu kaaaga yimaado adreskaaga.
Buuga yaa ii saxiixayo?
Waxaa kuu saxiixayo qoraaga buuga Abubakar Mohammed ama Omar Mohammed. Saxiixa wuxuu soconaa kaliya maalmahan.
Paymentiga (lacag bixinta) ma ii shaqeynaayo?
Hadii uu kuu shaqeyn waayo lacag bixinta fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Online maka dalban kari maxaan sameyaa?
Hadii aadan ka dalban karin online-ka aad u baahantahay caawitaan fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Halkee kala socon karaa dalabkeyga?
Marka aan soo dirno dalabkaaga, waxaad heleysaa email Link Track and trace aad kala socon kartid dalabkaaga, waxaana kusoo direynaa postada laga isticmaalo wadanka aad joogto.
Ma celin karaa dalabkeyga? (cancellation & refund)
Dalabkaaga inta aanan la dirin kahor waad kansali kartaa (cancellation), haddaad nagala soo xiriirtid whatsappka number: +316 20373732 lakin haddii mar lasoo diro lama kansali karo mana la soo celin karo. (refund)
Su'aashaydu halkan kuma qorna. Maxaa sameyee?
Waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka: +316 20373732
Books
-
La Haddal Allaah + Jaceyl aan dhammaad laheyn + Hooyo Macaan
Regular price €30,00 EURRegular priceUnit price / perSale price €30,00 EURSold out -
Sold outHooyo Macaan
Regular price €14,95 EURRegular priceUnit price / perSale price €14,95 EURSold out -
Sold outJacely aan dhamaad laheyn
Regular price €14,95 EURRegular priceUnit price / per€0,00 EURSale price €14,95 EURSold out