Ku raaxayso noloshaada
Ku raaxayso noloshaada
Couldn't load pickup availability
Ku Raaxayso Noloshaada
Buuggan Ku Raaxayso Noloshaada, wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahan tahay in aad qaaddo, si aad u heshid raaxada nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. Waxaadna ka baran doontaa sida loo nooleeyo rejadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho! Haddii aad jeceshahay inaad marwalba faraxsanaato oo noloshaada ku qaadato farxad, waxaad heshay fursaddii ugu weynayd! Akhri buuggan oo baro halka laga helo raaxada nolosha.
Share

Frequently asked Questions
Goormee la ii soo dirayaa buuga aan dalbaday? (Pre-order)
Dirista buuggaagta Pre-order oo saxiixan waxay bilaaban doonaan laga bilaabo 20ka bisha may. Marka laguu soo diro buuga waxaa kuusoo dhici doono emailkaaga link track-and-trace aad kala soco karto postada halka uu marayo ilaa uu kaaaga yimaado adreskaaga.
Buuga yaa ii saxiixayo?
Waxaa kuu saxiixayo qoraaga buuga Abubakar Mohammed ama Omar Mohammed. Saxiixa wuxuu soconaa kaliya maalmahan.
Paymentiga (lacag bixinta) ma ii shaqeynaayo?
Hadii uu kuu shaqeyn waayo lacag bixinta fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Online maka dalban kari maxaan sameyaa?
Hadii aadan ka dalban karin online-ka aad u baahantahay caawitaan fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Halkee kala socon karaa dalabkeyga?
Marka aan soo dirno dalabkaaga, waxaad heleysaa email Link Track and trace aad kala socon kartid dalabkaaga, waxaana kusoo direynaa postada laga isticmaalo wadanka aad joogto.
Ma celin karaa dalabkeyga? (cancellation & refund)
Dalabkaaga inta aanan la dirin kahor waad kansali kartaa (cancellation), haddaad nagala soo xiriirtid whatsappka number: +316 20373732 lakin haddii mar lasoo diro lama kansali karo mana la soo celin karo. (refund)
Su'aashaydu halkan kuma qorna. Maxaa sameyee?
Waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka: +316 20373732
Books
-
La Haddal Allaah + Jaceyl aan dhammaad laheyn + Hooyo Macaan
Regular price €30,00 EURRegular priceUnit price / perSale price €30,00 EURSold out -
Sold outHooyo Macaan
Regular price €14,95 EURRegular priceUnit price / perSale price €14,95 EURSold out -
Sold outJacely aan dhamaad laheyn
Regular price €14,95 EURRegular priceUnit price / per€0,00 EURSale price €14,95 EURSold out